Madaxweyne Gaas oo Qado Sharaf u sameeyay Agaasime Koofi iyo Wafdi uu Hogaaminayay

Madaxweynaha  Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa qada sharaf u sameeyay Agaaasimaha Guud Hay’adad Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Gaashaanle Sare Maxamed Aadan Koofi iyo wafddi uu hoggaaminayay oo maalmahan howlo shaqo u joogay magaalada Garowe ee xarunta Gobolka Nugaal, ahna caasimadda Puntland. Mas’uuliyiintani  ayaa ka wada hadlay sidii looga wada shaqeyn lahaa ilaalinta xaduudka … Continue reading Madaxweyne Gaas oo Qado Sharaf u sameeyay Agaasime Koofi iyo Wafdi uu Hogaaminayay